Qosoltire Somalia



Keywords: Qosoltire Somalia
Description: Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen fariisan ay ciidamada GALMUDUG lee yihiin. Ciidamada maamulka GALMUDUG iyo kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ku dagaallamay

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen fariisan ay ciidamada GALMUDUG lee yihiin.

Ciidamada maamulka GALMUDUG iyo kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ku dagaallamay deegaanno hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa billowday kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisan ay ciidamada GALMUDUG ku lee yihiin deegaan lagu magacaabo Qosoltire oo hoos taga degmada Xarardheere.

Cabdulqaadir Xaaji Jaamac, oo ka mid ah saraakiisha GALMUDUG ayaa VOA u sheegay in Al-Shabaab ay bartooda kusoo weerareen, balse ay eriyeen kooxdii weerarkii soo qaadday, ayna ka dileen dhowr ka mid ah.

Cabdulqaadir waxa uu sheegtay inay dileen afar ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab, qaarna ay gacanta ku dhigeen, halka dhinacoodana ay ka dhaawacmeen laba askari.

Ma jiraan war madax banaan ah oo laga heli karo oobta dagaalka uu ka dhacay, oo aysan ku sugneyn wax dadweyne ah.




Photogallery Qosoltire Somalia:



Hobyo Sea Port is busy and bustling before its fully build ...
Hobyo Sea Port is busy and bustling before its fully build ...
File:Somalia location map.svg - Questpedia, the free encyclopedia

マリ派兵】アフリカの軍事情勢39【鉱山暴動】 | ログ速@2ちゃんねる(net)
Τουριστικοί Προορισμοί | Οι καλύτερες διακοπές
Hobyo Sea Port is busy and bustling before its fully build ...

マリ派兵】アフリカの軍事情勢39【鉱山暴動】 | ログ速@2ちゃんねる(net)
マリ派兵】アフリカの軍事情勢39【鉱山暴動】 | ログ速@2ちゃんねる(net)
マリ派兵】アフリカの軍事情勢39【鉱山暴動】 | ログ速@2ちゃんねる(net)