Qaroonweyn Somalia



Keywords: Qaroonweyn Somalia
Description: Magaalada Hobyo oo ah Magaalo Facweyn ayaa leh Xeeb aad u dheer oo quruxbadan waxaana quruxda Xeebta hobyo Damacaaga Galaya Ku Dalxiis Halkaan Halkaan Waa marsada Hobyo Bari waxaa

Magaalada Hobyo oo ah Magaalo Facweyn ayaa leh Xeeb aad u dheer oo quruxbadan waxaana quruxda Xeebta hobyo Damacaaga Galaya Ku Dalxiis Halkaan

Halkaan Waa marsada Hobyo Bari waxaa isticmaalijirey Ganacsato Soomaaliyeed kuwaa oo kala soo dagi jirtey Badeecooyin kala duwan Hada sidaas ma ahan oo waxaa isbadalaey wax weyn marsadaan waxaa hada kaduula Ganacsato yar yar oo ka ganacsata Jilaabashada Badda iyadoo mararka qaar ay si dhuumasho ah oga baxaan kooxo Burcad badeed ah in kastoo dadka deegaanku aysan u ogaleyn Burcada in ay isticmaalaan marsada ayey hadana ay isticmaalaan Xiliyada habeenkii saqda dhexe.

Quruxdii ay lahay marsadan 1992dii hada kama muuqato xiligaas oo ay ahayd Meel camiran oo ay ku soo xiranjireen maraakiib iyo doonyo u raran Ganacsatadii Xiligaas ayaa waxaa u shaqo tagijirey in kabadan 1500 oo0 dhaliyo xoogsato iyo ganacsato isugujira .

  Marsada Hobyo oo hada Xiran ayaa dadbadan yiraahdaan waxa ay u xirantahay Arimo siyaasadeed balse  Fikirkaa mid kabadalan waxaa qaba

Odayaasha waxgaradka Hobyo waxayna aaminsanyihiin wax gardkani in ay uxirantahay ka gaabis dhanka Ganacsatada iyo shacabka u dhashay ka yimid kadib markii ay u wareegeejiyeen ganacsigoodi deegaano kale .

Hobyo waxa kale oo ay leedaha airport ay diyaaraduhu ku dagi karaan balse aan la isticmaalin in mudo ah waxaana Madaxweyne caalin uu agacaabay Gudoomiye Max’ed Salaad Ducaale oo loo xilsaarey dayactirka iyo dhismaha airporka Hobyo




Photogallery Qaroonweyn Somalia:



Cawees Dheer Map - Somalia - Mapcarta
Cawees Dheer Map - Somalia - Mapcarta
File:Somalia location map.svg - Questpedia, the free encyclopedia

Cawees Dheer Map - Somalia - Mapcarta
File:Somalia location map.svg - Questpedia, the free encyclopedia
Panoramio - Photo of Qaroonweyn, Mudug, Somalia

File:Somalia location map.svg - Questpedia, the free encyclopedia
Panoramio - Photo of Qaroonweyn, Mudug, Somalia
Cawees Dheer Map - Somalia - Mapcarta


Cawees Dheer Map - Somalia - Mapcarta
Cawees Dheer Map - Somalia - Mapcarta